Back to Reading
Samuu'eel Kowaad 21:11
▼
“Kolkaasaa addoommadii Aakiish waxay isagii ku yidhaahdeen, War sow kanu ma aha Daa'uud boqorkii dalka? Oo sow midkoodba midka kale gabay uguma celin iyagoo cayaaraya oo leh, Saa'uul wuxuu laayay kumanyaalkiisii, Daa'uudna wuxuu laayay tobanyaalkiisii kun?”
Want to go deeper?
Launch Tilde AI. Ask a specific question and we'll extract knowledge in real time.