Tilde Biblia
Back to Reading

Daanyeel 7:1

¶ Sannaddii kowaad oo boqorkii Baabuloon oo ahaa Beelshaasar, ayaa Daanyeel riyooday, waxna waa la tusay isagoo sariirtiisa ku jiifa; markaasuu riyadii qoray, waxyaalihii dhammaantoodna wuu sheegay.

Want to go deeper?

Launch Tilde AI. Ask a specific question and we'll extract knowledge in real time.